QARAX KA DHACAY DAL KA UGANDA

Ugu yaraan Hal qof ayaa ku dhintay Qarax lala beegsaday Maqaayad Kutaalo Dalka Uganda.

Madaxweynaha Dalkaasi Yuweeri Musafani ayaa ku tilmaamay Qaraxaasi Mid ay laga yeebo in ay geesteen koxo Argagaxiso ah.

Ma jirto qaraxaasi cid sheegatay inkastoo kooxda ADF ee fadhigoodu yahay Dalka Uganda ay sheegeen in ay qaadi doonaan weeraro xoogan oo lala eegto baararka iyo mqayaadaha dalkaasi UGANDA.

Goobta la weeraray ayaa ah meel lagu cabo Qamriga oo ay iskugu yimaadan dad u badan Siyaasiyiin.

You might also like More from author