Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Abaare 9:20 barqanimo ayaa qarax waxa uu ka dhacay Ismiidaamiyey Muqdisho gaar ahaan Xero ciidanka lagu tababaro Saldhiga Nacnac.
Qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa wararka hordhaca ah sheegayaan in uu ismiidaamiyey.
Lama oga weli khasaaraha inta uu la eg yahay,cid sheegtayna ma jirto balse weerarada nuucaan ah Al Shabaab ayaa looga bartay inay fuliyaan.

You might also like More from author