QARAMADA MIDOOBE OO KA HADASHAY QARAXII XALAY KA DHACAY MUQDISHO.

Xafiiska Qaramada midoobe ee Somaaliya {Unsom } ayaa waxaa ay ka hadleyn Qaraxii Xalay eel ala eegtay Maqaayada Luul Yamani ee u dhaw Dekedda weyn ee Muqdishu.

Wakiilka Gaarka ee Qaramada Midoobe Somaaliya ayaa aad u Cambaareeyey Qaraxaasi isagoona  weerarkaasi ku tilmaamay mid lagu waxyeeleenayo Amniga Caasimada Muqdishu.

“Aad yaan uga xunahay Qaraxii Xalay ka dhacay Muqdishu, waxaan marwalba garab taaganahay Dowladda Soomaaliya iyo shabkeeda ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Xafiiska Unsom ee qaramadda midoobe u qaabilsan Soomaaliya”.

Xalay aye aheyd markii qarax geestay dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay Magaaladda Muqdishu Maqaayad ku taalo oo lagu Magacaabo Luul Yameni Kuna Dhaw Dekedda Magaaladda Muqdishu.

BY : MOHAMED YAHYE JINOW

You might also like More from author