Qadar Oo dhuusamareeb geysay Hubkii ugu badnaa

Diyaarad gaar ah oo Sidday wafti kasocda Wasarada Gashandiga dalka Qatar ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug, iyagoo haatan kulan saaxafaddu dibed joog ka tahay la qaadanaya RW Xasan Cali Kheyre oo kusugan Magaalada Dhuusamareeb.

Hubkan maanta laga dajiyay ayaa ah mid loo adeegsan doono doorashada lagu wado in ay ka dhacdo Galmudug .

Wararka qaar waxa ay sheegayaan in uu dalbaday hubkan raisal wasaare Xasan Cali Qeyre .

You might also like More from author