M/weyne Xaaf & Wasiiradiisa cusub oo Baarlamaanka hortagaya

Magaalada Cadaado ee Xarunta Kmg-ka ah ee mamulka Galmudug waxaa Maanta ku kulmya Xildhibaanada Maamulkaas,iyada oo la horgeyn doono Golaha Wasiirada Cusub si ay u ansixiyaan.

Dhawaan Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf,waxa uu isku-shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada iyada oo xiligaas wixii ka dambeeyay xildhibaanada qaar ay sheegayeen in aysan ansixin doonin.

Diyaar Garoow ku aadan sidii Maanta oo Sabti ah uu Madaxweyne xaaf u horgeyn laahaa wasiiro ka kooban 52,oo isugu jira 22 Wasiir 22 Wasiir ku xigeen iyo 8 Wasiiru dowlayaal.

You might also like More from author