Musharixiinta ka soo horjeeda Axmed Madoobe oo iyaguna soo saaray Liis Xildhibaano ah.

Guddiga ay magacaabeen Musharaxiinta isbadal doon ah ee Jubbaland ayaa soo saaray liis ay ku sheegeen Xildhibaanada Jubbland ee Afarta sanno ee Sooco.

Liiska ay soo saareen Guddiga Doorashada ay magacaabeen Musharaxiinta ayaa ka soo horjeeda liis ay Xalay soo saareen Gudigga doorashooyinka Jubbaland ee uu horay u  Magacaabay Madaxweynaha Dowladd Goboleed Jubbaland Axmed Madoob.

soo saarada liiska iska soo horjeeda oo ay soo saareen Labada Gudi ayaa sii horinaysa Khilaafka siyaasadeed ee ka dhex jira Maamulka Jubbaland.No photo description available.No photo description available.

You might also like More from author