Munaasabada Ciidda Awgeeda Maamulka Xamarpost oo Dhambaal Farxadeed Diraya

Dhamaan Dhageystayaasha iyo Akhristayaasha Xamarpost.com Meel kasta ay Dunidda ka joogaan Waxaan leenahay inagoo ah Hoolwadeenadda Xamarpost Ciid Wanaagsan.

.تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال. Umadda Soomaaliyeed & Muslimiinta Waxaan Leenahay Rabi ha inaga Aqbalo RAMADAANKII aan soo soonay KAN-kiisa xigana Bash-bash & Badhaadhe ha’inagu gaadhsiiyo Rabi.

Waxaana Markale Farxadda la wadaageenaa Muslimiinta Dunidda Meel walabaa oo ay ka joogaan Ciidd Wanaagsan Hambaliyada iyo Farxdda Ku Ciidda Meelkastaa oo aad ku nooshihiin.

You might also like More from author