Muddo Kordhinta Baarlamaanka & Farmaajo Maanta Loo Sameynayo
Sida Xildhibaanada Golaha Shacabka fariin ahaan loogu diray xalay waxaa jira kulan Baarlamaanka maanta yeelanayaan.
Fariinta ayaa uqorneyd sidaan:
Mudane Xildhibane Beri oo Isniinah oo ay Tar 12 April, waxaa jira Kulan weynihii Golaha Shacabka.
Agendaha
- Ka doodista Mooshin ku saabsan Doorashooyinka Qaranka
Saacadu waa 09:00 subaxnimo
Walaac badan ayaa ku geedaaman shirka Baarlamaanka iyadoo laga cabsi qabo in muddo kordhin labo sano loo sameenayo Farmaajo iyo Baarlamaanka.