Midowga Musharraxiinta ayaa cambaareeyay qoraalkii kasoo baxay Xafiiska Farmaajo

Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa cambaareeyay qoraalkii sharciga baalmarsanaa ee kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha waqtigu ka dhammaaday ee Farmaajo kaas oo lagu sheegay in la hakiyay awoodda RW Rooble.

Waxa ay sidoo kale RW Rooble ku booriyeen dardar gelinta howlaha doorashooyinka iyo Cadaalad u helidda Ikraan Tahliil.

 

You might also like More from author