Midowga Murashaxiinta Oo ka hadlay Kulanka Maanta Golaha Shacabka

Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha ayaa war ay soo saareen waxay kaga digeen Kulanka maanta Golaha Shacabka leeyihiin inaysan Dalka go’aan kale oo saameyntiisa xun tahay gaarin.

Waxay ku baaqeen in Farmaajo uu xukunka wareejiyo oo doorkiisa la siiyo Ra’iisal Wasaare Rooble si dalka looga qabto doorasho wadar ogol ah.

Aaa

You might also like More from author