Mid Kamida Dadkii ku Geeriyooday Diyaaradii Ku Bur burtay Bardaale Oo Muqdisho Lagu Aasay

Qabuuraha calamada ee ku yaala duleedka Muqdisho waxaa maanta lagu aasay mid kamid ah dadkii ku geeriyooday diyaaradii ku bur burtay Berdaale, marxuumka maanta la aasay waxaa lagu magacaabi jiray Cali Xasan Cabdi

Dhinaca kale afar kamid ah dadkii ku geeriydooday diyaaradda African Express ayaa lagu wadaa maalinta beri ah in loo qaado dalka Kenya oo ay dhalasho ahaan kasoo jeedaan.

Image may contain: one or more people, people standing, crowd, sky, wedding, cloud and outdoorImage may contain: one or more people, people standing, crowd, sky, outdoor and natureImage may contain: one or more people, people standing, crowd and outdoor

You might also like More from author