MAXUU U DHIBAYAA HADALKA UHURU KENYATTA XIRIIRKA SOOMAALIYA IYO KENYA?

Madaxweynaha Dalka Kenya Mr Uhuru Kenyatta ayaa amray Ciidamada Xogga ee Dalkaasi in ay xiraan Xudooda ay la waadaagaan Dalka Soomaaliya xili uu Ciidamada qudbad gaar ah u jeedinayey.

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa booqasho lama filaan ah ku tagay keynta Boni oo ah dhul howd ah islamarkaana ay AL-shabaab dhoor jeer ku weerartay Cidaamada Kenya

Uhuru ayaa xusay in ay qatar weyn dareemayaan oo dhank xuduudka iyo cabsi laga qabo in gudaha Kenya ay soo gaalaan Dagaalyahno Al-shabaab.

Dadka qaar ayaa sheegay in  amarka Madaxweyne Uhuru Kenyatta uu xiriir la leeyahay calaaqaadka xun ee kala dhaxeeya Dowladda Soomaaliya.

Muqdishu iyo Nairobi ayaan dhawaan-nahaan laheyn xiriir wanaagsan iyadoo dhawr jeer lasoo kala Eryey Safiirada labada Dal  u kala fadhiya Muqdishu Iyo Nairobi.

ma jirto wax war ah oo kasoo baxay dhanka Dowlada Somaaliya ilaa iyo haatan ee ku aadan hadalka Maxadweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ee ah Xiritaanka Xadka ay la wadaagaan Soomaaliya.

BY : Mohamed Yahye Jinow

You might also like More from author