MAXKAMADII DHURWAAGA: SOOMAALIYEEY NALA QOORAANSADA QEYBINTA QOORQOOR EE QABIILKA

Dadka Galmudug ee cadaalada ka sugaya Axmed Qoorqoor haku tusaale qaataan iskudaygiisa maangaabninada ah ee uu kursiga Maxamed Cabdi oo ah jufo ahaan kursiga matalaada beeshiisa oo ka dhexeeya jufooyinka Reer Warsame, reer Caraaye iyo Reer Muuse ayuu Qoorqoor doonayaa in isaga oo reer Muuse ah oo ku fadhiya kursiga Madaxweynaha Galmudug uu hadana ugu daro kursigii Maxamed cabdi oo dhan ka dhexeeyay waliba Saadaq Joon oo uu doonayo inuu u dhaco waxay isku sii yihiin jufadiisa hoose ee reer Cumar hadana reer Guuleed Gacameey dhanka kale nin uu rabo inuu siiyo kursiga uu ka dhacayo Reer Warsame iyo Reer Caraaye iyo Qoorqoor waa waa ilmo Habreed.

Arintu waxay taagantahay halkii uu Abwaan Hadraawi ka yiri Nin ku yiri sinnaan meyno adna buri sareeyntiisa
Sedka waad wadaagtaane ma dagaashan baa tiisu? Soomaaliyeey iyo Reer Galmudugoow Axmed Qoorqoor waa kaas waase qofkii iyo qabiilkii yeela

You might also like More from author