Maxkamadeynta Askar dilal geystay oo ka socota degmada Beled xaawo

Gudoomiyaha maxkamadda darajada kobaad ee ciidamada Qalabka sida qeybta 27 Gashanle maxamed amiin abdulle aadan ayaa su’allo weydiinaya Abduqaadir farax dhaqane iyo maxamuud xuseen aadan jiritaanka eyed xafiiska xeer ilaalinta Qalabka sida ku soo eedeyeen

Intaas kadib waxaa la guda galay dhageysiyo maragyo iskugu jiro ciidan iyo dad shacab ah oo maxkamada wax ka weydiisay ogaalkoda sida wax u dhaceen gaashanle ahmed abdullahi oo ah baaraha kiiskan ayaa maxkamadda u sheegay In Natiijda baaristiisu u soo baxday kutala gal danbi iney u galeen danbiga loo heysto

Ugu danbeentii waxaa soo xiray gaanshaanle maxamed amiin Abdulle Garmaqalka eedaha ka dhanka ah Abdulqaadir faarax Ali iyo maxamuud xuseen aadan o ka kala tirsan ciidanka booliska soomaliyed iyo ciidanka Militiriga Xoogga Dalka soomaliyeed.

You might also like More from author