Maxkamadda sare ee Kenya oo laashay natiijada dooarashadii 8 August,amartayna mid cusub

Maxkamadda Sare ee Dalka Kenya ayaa laashay Natiijada ka soo baxday doorashada Dalka Kenya ka dhacday 8ddii August waxaana ay Maxkamadda sare amartay in 60 Cisho gudahood lagu galo doorasho kale.

6; garsoore oo ka mid ah maxkaadda sare ayaa ku dhawaaqay in aysan waxba ka jirin natiijada Doorashadii ka dhacday kenya Sanadkan,waxaana ay intaas ku dartay deg deg Guddiga doorashada isugu dubba ridaan Doorasho kale.

GOORDHOW LA SOCO FAAHFAAHINTA

You might also like More from author