Maxkamad Xukuntay Shaqaale Diyaaradeed Oo Covid19 Faafinayey

Maxkamada oo qaadatay hal maalin dhageysigeeda ayaa ugu dambeyn xukun labo sano ah ku riday mid ka mid ah Shaqaale diyaaradeed oo dadka ku faafiyey Cudurka Covid19.

Dhuu Taan huu ayaa ah 29 sano jir la shaqeeya mid ka mid ah diyaaradaha duulimaadka sameysa,iyadoo uu cudurka uqariyey rakaabka sidaasna ay uqaadeen.

Baaritaan ay sameeyeen Xeer ilaalinta dacwada gacanta ku heysay ayaa lagu ogaaday falka lagu eedeeyey Ninkaan taas oo ugu dambeyn Labo sano Xabsi ah lagu xukumay.

Qofka laga helo Caabuqa Covid19 ayaa qasab ah in labo isbuuc ama 14 cisho uu karantiil galo si uu kaga bad baadiyo Xanuunka dadka kale.

You might also like More from author