Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Wasiirada Soomaaliya Yeesheen?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada ee toddobaadlaha ah oo lagaga hadlay arrimaha Amniga, caabuqa COVID-19, Gurmadka Abaaraha isla markaana lagu ansixiyay Siyaasadda Arrimaha Cumrada iyo Xeer-nidaamiyeyaasha Maamulka Shaqaalaha Rayidka.

Shirkaan oo Qaabka fogaan araga Zoomka lagu qabtay ayaa waxa warbixin laga dhageystay wasiirada qaar ee kulanka ka qeyb galay.

Ra’iisal Wasaare Rooble ayaa ka qeyb gelin shirkaasi,lamana sheegin howlaha shaqo uu kaga maqnaa kulankii maanta dhacay.

You might also like More from author