Masuul Ka Tirsan Dowladda Oo Ku Dhintay Qaraxa Xamar weyne Ka Dhacay

Waxaa sii kordhay Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Maanta ka dhacay Maqaayadda Itian oo ku dhegan Moolka Muqdisho ee degmada Xamarweyne.

Dhimashadda ayaa gaareysa ilaa iyo 10 ruux sidda ay xaqiijiyeen Isbitaallada iyo Kooxaha gurmadka deg dega ah.

Dadka dhintay waxaa ka mid ah  Col. Cabdinuur Axmed kadiye oo ka mid ah Saraakiisha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2019/02/

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2019/02/

You might also like More from author