Mareykanka oo ku baaqay in deg deg lagu soo dhameystiro doorashada golaha shacabka
War qoraal ah oo ka soo baxay safaarada Mareykanka ayaa waxaa walaac looga muujiyay dib u dhac kale oo ku yimaada doorashadda Soomaaliya, taasi oo uu ka digay inay dhaawacayso dib usoo ka bashadda dalka.
Qoraalka Safaaradda Mareykanka ayaa waxaa looga baaqay Madaxda Maamullada inay 15-ka bishan kusoo dhameystiraan doorashadda kuraasta Gollaha Shacabka.
