Malaayiin Qof Oo Shaqo La’aan Ku Noqday Covid 19 Gudaha Dalka…

Tan iyo Markii uu dilaacay Caabuqa Covid19 waxa isbadel ku yimid Howlihii Waxbarashada,Caafimaadka,Shaqada iyo wax kasta oo Noolaha muhiim u ahaa.

Xayiraado iyo xanibaad dhaq dhaqaaqa ah ayey Dalal badan soo rogeen si loo xakameeyo Cudurka inuu faafo.

Dawlada Australia ayaa sheegtay in Malaayiin Qof ay Howlgab dhinaca Shaqada ah noqdeen maadaama Cudurka Coronoviuska uu saameyn ku yeeshay.

Inkabadan Seddex Milyan Qof oo saacado ku shaqeyn jiray lacag gaareysa 10 kun dollar ayaa Qarashaadkii ay heli jireen iyo mid Dawlada uqoondeysay oo gaareysa $36.4 Bilyan Oo Dollarka Mareykanka ay uweecisey yareynta Cudurka Covid19.

Australia ayaa ka mid ah Dalalka Barwaaqo sooranka ah ee shaqada lacagaha badan Lagu shaqeeyo Caalamka xilligaan balse Caabuqa Safmarka ah ayaa saameyn ku yeeshay.

You might also like More from author