Mahdi Guuleed Oo Qaabilay Safiirka Shiinaha Ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi M. Gulaid ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Danjire Qin Jian oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal ee dhinacyada Waxbarashada, Dhaqaalaha, Arrimaha Bani’aadminimada Iskaashiga dhanka amniga iyo la tacaalidda cudurka #Covid19.

Shiinaha ayaa waxa uu ka mid yahay dalalka aadka utaageera Soomaaliya oo kaalmooyin mucaawimo ah iyo mid dhaqaale ku taageera Dawlada Soomaaliya.

174996618 2961173797447068 4384712661168997795 N

175019028 2961173754113739 6453223126910797754 N

175130788 2961173804113734 4739817841520680547 N

175435084 2961173760780405 2551671374299467335 N

You might also like More from author