Mahdi Guuleed oo beeniyey Arin isaga & cabdi Xaashi ku heshiiyeen

Ra’iisal Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya Abuukaato Mahdi Guuleed Khadar ayaa beeniyey warqad baraha bulshada lagu faafinayey saacadihii lasoo dhaafay oo Arinta siyaasiyiinta kasoo jeeda Soomaaliland kulamo ay lahaayeen Qodobo laga soo saaray.

191712764 4378007385552198 3699544059009958527 N

You might also like More from author