Madaxweyne Xaaf oo xilka qaadis ku sameeyay wasiirkiisii Qorsheynta

Madaxweynaha dowlad  Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xilka qaadis ku sameeyay Wasiirka Qorsheynta Galmudug.

Xaaf ayaa wareegta uu xilka oga qaaday Wasiirka qorsheynta ku sheegay in uu shaqada Wasaaradda sii wadayo Wasiiru dowlaha Wasaaradda qorsheynta Galmudug C/Raxmaan Maxamed Cismaan.

No photo description available.

You might also like More from author