Madaxweyne Shariif Xasan Oo Isbedel Ku Sameeynayo Golaha Wasiirada Maamulka Konfur Galbeed,

Wararka Naga Soo Gaaraya Magaalada Baydhaba wax Ay Sheegayaan In Madaxtooyada Looga Yeeray Dhamaan Bahda Saxaafada Iyo Qaar Kale Oo Ka Tirsan Golaha Wasiirada Iyo Marti Sharaf Kala Duwan Waxaana Lagu Dhawaaqi Doonaa Golaha Wasiirada cusub Ee Dowlada Konfur Galbeed Ku Dhawaaqista Daqiiqado Kadib Madaxweyne Shariif Xasan Ayaa Wuxuu U Soo Duuli Doonaa Magaalada Muqdishu,

You might also like More from author