Madaxweyne Lafta gareen Oo Lagu Soo Dhaweeyey Muqdisho

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay wadanka Turkiga ayaa maanta dib ugu so laabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka  Waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey xubno ka tirsan Goliyaasha Dowladda iyo qaar ka mid ah Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan Magaalada Muqdisho.

Imaanshihiisa Muqdisho ayaa kusoo beegmaya xilli lagu wado in Muqdisho Berri ka furmo Shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo oo Arimaha Doorashada looga hadlayo.

162378287 776786792957960 7207827593139190891 N

162526425 776786586291314 6951736998881631728 N

162891776 776786866291286 7368369092934447460 N

162991875 776786656291307 2032276284424430086 N

163226854 776786692957970 7482561589879911233 N

163366800 776786619624644 7206712538748137850 N (1)

163471636 776786756291297 5594485065001787440 N

You might also like More from author