Madaxweynaha Puntland Siciid Deni Oo Magacaabis Sameeyey

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.16 oo uu ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Sool.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay:              Dastuurka   Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.

Markuu arkay:              Aqoontiisa iyo waayo-aragnimdiisa shaqo.

Markuu Tixgeliyey:      Talo soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta.

Wuxuu xeeriyey:

  1. Waxaa Jaamac Aadan Xaaji Maxamuud loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Sool.

Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

You might also like More from author