Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabis sameeyayMadaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabis sameeyay

Sayid Axmed sheekh Daahir ayaa loo Magacaabay la taliyaha Arrimaha Nabadeenta iyo Dib -uheshiisiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Warqad Qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska  Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa lagu Magacaabay Sayid ahmed sheekh Daahir inuu yahay shaqsiga saxda ah ee Madaxweyne Lafgareen u Qaabilsanaan Doona Arimaha Nabadeenta iyo Dib -uheshiisiinta.

You might also like More from author