Madaxweynaha KGS Lafta Gareen oo hambalyo Gudoomiye adan Madoobe
Abdiasiis Mohamed Lafta Gareen Madaxweyaha KGS ayaa dhankiisa ayaa dhambaal hambalya ah u diray Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Soomaliya
Waxa uu yiri lafta Gareen oo qoraalkiisa so koobay sidan.
Waxaan Hambaliyo leeyahay Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Waxaan Rabi uga barinayaa inuu la garab galo xilka culus ee loo doortay.