Madaxweynaha Galmudug oo shaaciyay Liiska Musharixiinta kursi kamid ah Aqalka Sare
Madaxweynaha Galmudug ayaa soo saaray liiska Musharixiinta u tartameysa Doorashada kursi kamid kuraasta Aqalka Sare ee deegaan Doorashadiisu tahay maamulkaasi.
Waxaa kursigan horay ugu fadhiyay oo ka tanaasulay Yuusuf Geele Ugaas Dhagey oo hadda ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.
