Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Konfur Galbeed Shariif Xasan oo Ku dhawaaqay Wasiiro Cusub ,

Madaxweynaha konfur Galbeed ayaa maantay Kaga dhawaaqay Magaalada Baydhabo golaha wasiirada cusub Wasiirada uu KU dhawaaqay Shariif Xasan ayaa waxeey iskugu jiran kuwa hore iyo kuwa cusub halka kuwa hore la kala bedalay arintan ayaa la sheegay in uu Shariif Xasan kala jeedo siyaasada uu rabo in uu KU hormariyo maamulkiisa

Hoos ka aqriso liiska golaha wasiirada Cusub,

You might also like More from author