Maanta iyo Kacaanka Cusub!

Marka baarlaamanku Ansixiyo labada sano ee mudo kordhinta ah waxaan la soo bixinayaa barakacayaasha iyo malaamileyda degmooyinka laga keeni doono kadibna waxeey qaadi doonan Aabe Farmaajo, na hogaami waligaa.

Xeer ilaaliyaha Guud ayaa warqad uu ku soo eedeynayo midowga musharaxiinta soo saarayo kadibna maxkamada sare, ayaa warqad soo qabasho ah soo qoreyso.

15 Xildhibaan ayaa sidoo kale waaran loo soo jari doonaa soo qabasho ah.

Sidoo kale waxaa amar la siin doonaa Madaxweynayaasha kala ah Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle, Iyadoo la dhihi doono Ku laabta deeganadiina.

Warqad kale ayaa soo bixi doonto oo waaran ah taasi oo lagu soo qabanayo Madaxweyne Deni iyo Axmed Madoobe.

Kadib waxaa bilaaban doono Aabe Farmaajo Iyo heestii aheyd Wadadii cadeyd cagta saarnayaa cimrigi jiryow ceeynanka haay waligaa haay.

Waa qorshe la diyaariyay waxaas oo dhan.

W/Q Maxamed Cali Axmed

You might also like More from author