Maamulka gobolka oo dhagax dhigay wado muhiim ah

Ku:simaha Gudomiyaha Gobolka Banaadir ahna Gudomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maliyadda Mudane Xuseen Maxamee Nuur Gudomiye ku xigeenka Howlaha Guud Mudane Aadan Shiikh Cali fiidow iyo Gudomiye ku xigenka arrimaha Bulshada ayaa maanta si wadajir ah u dhagax dhigeen wado laami ah oo laga hirgalinayo Degmada Shingaani ee Gobolka Banaadir wadadaan ayaa waxa ay ka bilaaneysaa wasaarada gadiidka cirka iyo Dhulka ilaa saldhiga Degmada Cabdi Casiis

Image may contain: one or more people, sky and outdoorImage may contain: 7 people, people smiling, people standing and outdoor

You might also like More from author