Lafta gareen & Shariif Xasan oo shir gaar ah ku yeeshay Muqdisho

Kualn gaar ah ayaa waxa xalay ku yeeshay magaalada Muqdisho Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Lafta & Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Waxay Kawada hadleen arimo badan oo siyaasada iyo Xaalada doorashada dalka ah.

Shariifka ayaa waxa uu ka cafiyey lafta gareen dhibkii kasoo gaaray doorashadii boobka aheyd ee isaga lagu soo saaray 2018-kii.

Shariif Xasan Sheekh Aadan oo madaxweyne koonfur galbeed soo qabtay ayaa hadda utaagan murashaxnimada Madaxweynaha Soomaaliya.

192319799 813553962614576 5243432502253563439 N

192703993 813553929281246 2884401386206558002 N

193169443 813553869281252 479839055864506601 N

193173823 813553989281240 5530471224957168371 N

193479317 813553895947916 6118178920502293535 N

You might also like More from author