KGS oo soo Magacaawday Xeer ilaaliye Cusub.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Mudane Aadan mukhtaar suuriye umagacaabey xeer ilaaliyaha Guud ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

KGS ayaa dadaal ugu jirta sidii ay u dhameustiri laheyd hadayaha Garsoorka.

You might also like More from author