Kenya oo Eedeyn Culus U Jeedisay Guddiga Maxkamadda ICJ.

Dowladda Kenya ayaa Dacwad Culus u Jeedisay Maanta Maxkamadda Dacwadaha Caaamiga ah qaadda ee ICJ.

Sida ay ku warantay Warbaahinta Maxaliga ah ee gudaha Dalka Kenya waxaa ay Maxkamadda ku sheegtay mid aan dhexdhexaad ka aheyn Dacwadda iyadoona sheegtay in Maxkamadda ICJ ay la safantahay Dalka Soomaaliya.

Maxkamadda ayaa sidoo kale Kenya sheegtay in uu gudoomiye ka yahay CabdilQawi oo kasoo jeeda Soomaaliya.

Dacwadda Kenya iyo Soomaaliya ayaa ku saabsan sheegashadda muran badeed cabir ahaan gaaraya 6800 oo mayl .

ICJ ayaa horay mudda dhan Saddex Billood dib u dhigtay Dacwadda Badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya.

Eedda Kenya ay u Jeedisay Maxkamaada Caalamiga ah ee fadhigeeda yahay magaalada Hague ee Dalka Holand ayaa kusoo aadaya iyadoo maalinka beri ee Taarikhda ku beegan  tahay 15/3/2021 lagu madal sanyahay qaadista dacwadda Badda ee Kenya iyo Soomaaliya.

By MOHAMED YAHYE JIINOW

 

You might also like More from author