kalfadhiga 2aad ee Baarlamaanka 10aad oo Maantay furay Madaxweyne Farmaajo

Kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo Dugsiga Tababarka Ciidamada Booliska ee Jeneraal Kaahiye.

Furitaanka Kalfadhiga ayaa waxaa ka qeyb galaya Xildhibaanada Golaha shacabka, waxaana sida uu sharciga dhigayo si rasmi ah u furaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulllaahi Maxamed Farmaajo, isagoo ka jeedin doono khudbadiisa dastuuriga ah.
Waxaa si aad ah loo adkeeyay Nabadgelyada xarunta uu ka dhacayo shirka.

 

Xamarpost.com
Xafiiska Muqdisho

[email protected]

You might also like More from author