Jubbaland oo Maanta qabatay Doorshadda Kuraas kamid ah Gollaha shacabka.
Waxaa maanta lagu qabtay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose Doorashada kuraas kamid ah Gollaha shacabka BFS, kuwaa oo gaarayo ilaa Shan kursi.
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT, ayaa Shalay shahaadada musharaxnimo gudoonsiiyay musharixiinta shan kursi kuwaa oo la qabanayo doorashadooda Maanta oo taariikhdu tahay 22-02-2022.
Musharaxiinta la gudoonsiiyey shahaadada musharaxnimo ayaa kala ahaa.
1-Hop#072 oo ay kuwada Tartamayaan.
Cabdirashiid Maxamed Xidig iyo
Cabdisamad Maxamed Cabdullaahi, 2- HOP#136
Cumar Yuusuf Qaladiid, Cabdifataax Cumar Macalin 3-HOP#130, Mowliid Cabdi Maxamuud, Haboon Xasan Tiifoow 4-#HOP112 Cabdiqaadir Maxamed Wacays,iyo Daa’uud Cismaan Cali, 5-#HOP079, Maxamuud Muxumed Cumar ( Kuulow )
Bashiir Nuur Xuseen