Israa’iil oo mamnuucday 7 dal oo ay Hindiya Ku jirto inaan loo safri karin

Iyadoo weli Caabuqa Safmarka Covid 19 Dunida meelo ka mid ah saameyn ku leeyahay ayaa dalalka qaarkood ay soo saaraayaan Awaamiir cusub.

Israa’iil ayaa saaka oo axad ah waxay mamnuucday Safarada loo aadayo ama kuwa ka imaanaya Dalalka Hindiya, Ukraine, Brazil, Ethiopia, South Africa,, Mexico iyo Turkey.

Si loo xakameeyo Caabuqa Corono viruska ayey sheegtay inay dooneyso wax kasta oo sameyn kara inay muujiyaan.

Waxay ka mid tahay Israa’iil meelaha uu saameynta badan ku yeeshay Cudurka oo dad badana udhinteen kuwo kalena iminka la il daran yihiin.

You might also like More from author