Hirshabeello oo shaacisay Jadwalka Doorashada 4 kursi

Gudiga Doorashada maamulka Hirshabeelle ayaa waxa uu shaaciyay  qabashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee Beledweyne.

Kuraasta doorashadooda la qaban doono ayaa waxaa ka mid ah

HOP#058

HOP#019

HOP#059

HOP#039

You might also like More from author