Hirshabeelle oo shaacisay 13 kursi oo Doorashadooda ka dhaceyso Beledwayne

Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabeelle ayaa sheegay in ay qabanayaan Doorashada 13 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Kuraastan ayaa Doorashadooda ka dhaceysa magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan oo uu maalmahan ku sugan yahay Madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Guudlaawe.

Hoos ka akhriso

You might also like More from author