Hay’adda Socdaalka Soomaaliya oo Safiirka dalka kenya kala hadashay Sidii lagu fuduudeyn lahaa Mawadiinta Soomaaliyeed Visaha dal ku galka’

waxaan Maantay Booqasho shaqo ku tagay Xafiiska Safarada Kenya Ay Soomaaliya ku leedahay Agaasimaha Guud Ee hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya Col Maxamed Aadan Jimcaale Koofi iyo Agaasinka Waaxda Xiriirka Dibadda HS&J Waxaana ka wada hadaleen qaabkii loo fududeynlahaa Socdaalka Soomaalida Ganacsiga iyo Caafimaadka u tageyso Kenya ee Visaha kasoo codsanaya Safaaraddooda; Sidoo kale waxaan kaloo laga hadalay Halka ay Mareyso dhaqangalka Heshiiskii 2da Madaxweyne ee dhinaca Socdaalka, iyo isku socodka Xuduudaha dhulka oo Ay dhawaan ka dhaqan galiyeen Xarumihii Socdaalka Somaliya Xuduudda Dhoobley, Beledxaawo iyo Doolow.

Guud ahaan kulanku wuxuu kusoo idlaaday is afgarad buuxo.

Xamarpost.com
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

You might also like More from author