Guddoomiyaha G/hiiraan oo hakiyay Doorasho ka dhaci laheyd Beledwayne

Warqad ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa waxaa lagu sheegay in la hakiyay Doorashada ka socota Magaalada Beledwayne sababo Amni owgeed.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in ay socdaan falal amni darro oo lagu waxyeelaynayo Doorashada maalinta berri la filayo in ay ka dhacdo Magaalada Beledwayne..

Sidoo kale waxaa sheegay in hakinta ay socon doonto ilaa xaaladda ay sidii Caadiga aheyd ku soo noqoneysa.

Saacadihii u dambeeyay ayaa waxaa soo ifbaxayay khilaaf u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa, kaasi oo ka dhashay kuraas in la xiro iyo in la furo la isku fahmi waayay.

Hooa ka akhriso

You might also like More from author