Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada oo hakiyay ku dhawaaqista natiijada Kursiga HOP#45.

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ayaa hakiyay ku dhawaaqista natiijada rasmiga ah ee Kursiga Golaha Shacabka HOP#45.

Kursigaan ayaa ku fadhiyay wasiirka Batroolka soomaaliya inkastoo qof kale uu ku soo baxay.

You might also like More from author