Guddiga hirgelinta doorashada KGS SEIT ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 5 kursi

uddiga hirgelinta doorashada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee SEIT ayaa  shaaciyay  jadwalka doorashada 5 kursi oo dhawaan la filayo in Doorashaddooda la qabto.

Gudiga ayaa shegay in 24 bishaan la Diwaan gelinayo sidoo kalana la shaacinayo Gudigga Soo xulayo ergadda wax dooraneeyso.

Waxa ay intaasi ku dareen in 30 bishaan la qabanayo Doorashada shantaasi kursi

Hoos ka akhriso.

You might also like More from author