Guddiga Doorashada oo hakiyay kursi kamid ah Golaha Shacabka

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) ayaa sheegay in ay hakiyeen Doorashada kursiga HOP#204, kaasi oo deegaan Doorashadiisa tahay Maamulka Koofur Galbeed.

Guddiga oo soo saaray Qoraal ayaa ku wargeliyay Guddiga Maamulka Doorashada ee Koofur Galbeed in kursigaasi ay ka taagan tahay Cabasho ay soo gudbiyeen dadka iska leh Kursigaasi.

Hoos ka akhriso Warqada

You might also like More from author