Guddiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle Oo La Magacaabay

Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Hirshabelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed ayaa magacaabay guddiga doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabelle, kuwaas oo ka shaqeyn doono arrimaha doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi.

Wareegto uu soo saaray guddoomiye Sheekh Cismaan ayaa waxaa ku magacaabay guddiga doorashada oo ka kooban 9 xubnood, waxaana guddoomiye u ah Xildhibaan Maxamuud Xuseen Yuusuf.

Halkaan hoose ka Akhriso Wareegtada:-

You might also like More from author