Guddiga doorashada Jubbaland oo shaaciyay Jadwalka doorashada kuraas ka mid ah golaha Shacabka
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT 2020-2022 ayaa shaaciyay Jadwalka qabashada doorashada 6-kursi oo kamid ah 14-kii kursi ee la shaaciyay 13/12/2021.
Maalmaha soo socda ayaa la qaban doonaa doorashada lixdan kursi oo ka mid noqon doono xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.