Guddiga doorashada Jubbaland oo muddo kordhin ku sameeyay waqtiga diiwaan gelinta Musharaxiinta.

Guddiga masaxa Bannaan ee doorashoyinka iyo xuduudaha Jubbaland ayaa Afar maalin oo mudo kordhin ah ugu daray jadwalka isdiiwaan gellinta musharaxiinta xilka Madaxweynaha Jubbaland.

Mudadii hore ayaa maanta ku ekeed waxaana Gudigu mudo kordhin u sameeyeen Musharaxiinta u taagan qabashada Xilka Madaxweynaha Jubbaland.

Sidoo kale Mudo kordhintaan ayaa imaanayso iyada oo dhawaan Musharixiin ku shiray Kismaayo ayaa sheegay in aysan ka qayb qaada doonin iga oo ku eedeeyay in ay u adeegayaan Hal musharax sida ay hadalka u dhigeen.

Hoos ka aqriso qoraalka ka soo baxay Gudiga doorashooyinka Jubbaland.No photo description available.

You might also like More from author