Guddiga doorashada Gobolladda waqooyi oo shaaca ka qaaday qabashada Doorashada16 kursi .

Guddiga maamulka doorashada Gobolladda waqooyi ee Somaliland ayaa u gudbiyey Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal inay qaban doonaan 16 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

sidaas darteed Guddiguna waxa uu ku war galinayay beelaha kuraastaa leh in ay 1/12/2021 ay yimaadan xarunta Guddiga SEIT.

You might also like More from author