GOOGLE oo soo saartay 9-kii su’aal ee ugu badnaa lana weydiiyay Sanadkan?
Wargeyska Daily Telegraph; ayaa baahiyay sagaalka 9;-ka su’aal ee ugu badnaa ee sanadkan la weydiiyay Barta baarista Internetka ee Google loo yaqaan.
Weydiimahan waxaa laga fiirinayay nuxurka jawaabta ay heleen iyo ujeedada ay ka lahaayeen dadkaas,waxaana sagaalkuba yihiin kuwa ugu badan ee lagu soo celi celiyay baaristooda.
Sidee baad u gubi kartaa dufanka jirka?
2 Sidee loo sameeyaa rootiga Faransiiska?
Sidee aan warqad ugu qori karaa?
Sidee loo sameeyaa Ukunta sida Canjeerada u duban (Pancake)?
Sideen lacag ku ururin kartaa?
Sidee sawir gacmeedka u baran kartaa?
Sidee u dhunkan kartaa saaxiibaddaa ?
8 Sidee aad Tie ga qoorta loogu xirtaa.
Sideed u dhimi kartaa miisaanka jirkaaga?